Cabdi Gube oo ah sarkaal Katirsan Waaxda Canshuuraha ee Dowlada hoose Maagalada Gaalkacyo ayaa...

0
Gaari lagu rakibay Walxaha Qarxa ayaa Ku Qarxay meel aan sidaasi uga Fogeyn Afaafka hore ee saldhiga Booliska Degmada gaalkacyo dhinaca Puntlnad waxayna Wararku...

Booliska Soomaalida Itoobiya ayaa Qabtay Hub iyo dhar Ciidan oo sharci daro ah……………………………………………….

0
Booliska ismaamulka magaalada Addis Ababa ayaa sheegay in hub iyo dhar ciidan oo sharci darra ah lagu qabtay bakhaar uu Qof shacab...

Qaad badan ayaa lagu gubay Xarunta Bari ee Bosaso Taliska ayaana kahadlay …………………………………………..

0
Taliska Qeybta Booliska Gobalka Bari ee Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa gubay qaad farabadan oo si qarsoodi ah loo soo geliyey gudaha...

Ciidamada Xooga Dalka ee Hiiraan ayaa Sedex gaari oo Xamuul ah kala soo wareegay...

0
Ciidamada Militariga ee Dowlada Soomaaliya Kuwooda Jooga Gobolka Hiiraan ayaa Kafuliyay inta u dhaxaysa Degmooyinka Buulo-burte iyo Jalalaqsi Howgal amaanka Lagu xaqiijinayo waxeyna...

Baaq wadareed ayey direen Gudiga Arimaha Gudaha ……

0
Guddiga arrimaha gudaha,dib u heshiisiinta iyo xiriirka dowlad goboleedyada golaha Aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ah ee...

Kiiskii labaad ee Covid19 ayaa laga helay mid kamid ah Shaqaalaha Qaramada midoobey ee...

0
Qofkii labaad oo la shaqeynayey Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa la xaqiijiyay inuu qabo Cudurka Covid 19, sida uu sheegay Xafiiska (UNSOM) ee...

Xog iyo Sawiro Qaad Booliska Dhuuso Mareeb ay kugubeen Saldhiga Degmada ……

0
Ciidamada Boliiska magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad goboleedka Galmudug ayaa gacanta ku soo dhigay qaad si sharci daro ah lagu...

Wasaarada Waxbarashada Dalka ayaa Dib udhigtay Imtixaanaadka Shahaadiga…….

0
Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in iyada oo tixgelineysa talooyinka caafimaad ee la xiriira ka hortagga cudurka...

Maxaad kataqaanaa Taariikhda Halgamaa Boolaay…….

0
Cabduqaadir Cali Maxamed oo ku magac dheeraa Boolaay waxaa uu ku dhashay 17-kii febraayo 1930-kii, magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Xamarweyne meel u...

Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa dil kuxukuntay ……..

0
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa dil toogasho ah ku xukuntay, Maxamed Cabdi Nuur Geeddi (Madax-yareey) oo horay u dilay marxuum, Shaafici Cabdi...

XOGTA-MAANTA

Wasaaradda Caafimaadka Oo Sheybaaro Cusub Ka Hirgelisay Maamulada Koonfur Galbeed iyo Jubbaland

0
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxa ay sheybaaro cusub oo lagu baaro caabuqa COVID-19 (GeneXpert) ka hirgelisay Maamul Goboleedyada...

Madaxweynaha Galmudug oo ku wajahan Guriceel

0
Taliyaha Booliska Galmudug Janeral Bashiir Abshir Geedi iyo Wafdi uu Hoggaaminaayo ayaa gaaray Magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud, kuwasi oo hordhac u ah Maxadweynaha...

Wasaaradda Waxbarashada Galmdug oo agab waxbarasho ugu deeqday dugsiyo hoostaga Hobyo

0
Maamulka Wasaaradda Waxbarashada Galmdug ayaa markii ugu horeysay qalab waxbarasho geysay deegaanka Toore oo Ka tirsan Degmada Hobyo ka dib markii halkaasi laga hirgaliyay ...