Diyaarad gargaar Siday oo muqdisho kasoo degtay.

0
Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magaalada Muqdisho waxaa Maanta kasoo degtay diyaarad siday deeq dawo ah oo ka timid Midowga Yurub,taas oo lagu wareejiyay dowladda...

Maamulka Galmudug oo hub, Gaadiid iyo Maleeshiyaad Saarnaa la wareegay

0
Wasaaradda amniga gudaha dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta hub, gawaari dagaal iyo maleeshiyadii saarnaa kula wareegay magaalada Cadaado Maamulka Galmudug. Wasiirka amniga gudaha Galmudug Axmed...

Xildhibaan katirsan Hir-shabelle oo gaari lagala degay iyo Maamulka oo ka hadlay.

0
Guddoonka Baarlamaanka Hir-Shabeelle ayaa ka hadlay dilka Xildhibaan Maxamed Maxamuud Siyaad Xuurshow oo kamid ahaa Xildhibaanada Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle,kaas oo saakay Al-Shabaab gaari...

Dhismaha Wadada isku xirto Magaalada Baladweyne iyo Jento Kundisho oo si rasmi ah u...

0
Waxaa saaka si habsami leh u bilowday dhismaha wadada isku xirta Beledweyne ilaa jento kundisho taasi oo bur bur xoogan u geysteen fatahaadihii kusoo...

Dowladda Soomaaliya oo saakay si rasmi ah dib Duulimaadyada gudaha Dalka.

0
ku dhawaad boqol cesho oo ay xirnaayeen duulimaadyada gudaha dalka ayaa saakay si rasmi ah dib loogu furay ka dib saameyntii cudurka safmarka ah...

Wasaaradda Caafimaadka Oo Xaqiijisay in Dad Cusub Ay Ka Bogsoodeen Feyruska Karoona

0
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay inay Feyruska Karoona ay...

Xildhibaannada Golaha Shacabka Oo Akhrinta Koowaad Marsiiyay Ku Noqoshada Miisaaniyadda Dowladda Ee 2020

0
Kulanka Guud ee Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo uu shir Guddoominayay Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdiweli Sheekh Ibraahim...

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Safiirka Shiinaha ee Soomaliya

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Danjiraha Shiinaha ee Soomaaliya Mudane Qin Jian. Madaxweynaha iyo Danjiraha ayaa ka...

Mowaadiniin Maanta dib loogu soo celiyay Dalka

0
Waxaa markii seddaxaad dib looga celiyay dalkii hooyo Muwaadiniyiinta tiradooda gaareysay 136 qof muwaadiniintan Soomaaliyeed oo ku go’doonsanaa dalka Uganda ku dhawaad muddo 3...

Bulshada Deegaanka Docol oo Qalab lagu wareejiyay

0
Maamulka Deedaanka ayaa la wareegay Matooro ay gaarsiiyeen Qaar kamid ah mas'uuliyiinta Magaalada Gaalkacyo ee Gololka Mudug. Gudoomiye ku-xigeenka Magaalada Gaalkacyo C/raxmaan Maxamed Axmed oo...

XOGTA-MAANTA

Ra’isulwasaare Kheyre oo la kulmay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya

0
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Mudane Hassan Ali Khaire ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka midawga Yurub ee Soomaaliya Nicolas Berlanga. kullanka ayaa mas'uuliyiintan ayaa wax yaabaha looga...

Kullan u dhaxeeyay Wasaarada Maaliya iyo kuwa Maamul Goboleedyada oo ka qabsoomay Muqdisho

0
Kullan ay ka qeyb galeen Wasiirada Maaliyada Dowlad Goboleedyada iyo Wasiirka Maaliyada Xukuuumada Federalka ah ee Soomaali iyo Maamulka Gobolka Banaadir. Shirka aya waxaa looga...

Soomaaliland oo ka hadashay Dagaal ka dhacay Gobolka Sool.

0
Guddoomiyaha Gobolka Sool, ee Soomaaliland Cabdiqani Maxamuud Jiidhe ayaa ka hadalay Dagaal labo maleeshiyeed ku dhexmarayay degaanka Horufadhi ee Gobolka Sool, Waxaana uu sheegay...