Qaad badan ayaa lagu gubay Xarunta Bari ee Bosaso Taliska ayaana kahadlay …………………………………………..

0
Taliska Qeybta Booliska Gobalka Bari ee Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa gubay qaad farabadan oo si qarsoodi ah loo soo geliyey gudaha...

Maamulka Galmudug ayaa ku howlan dhismaha Golaha deegaanka ee degmada Hobyo ee Gobolka Mudug.

0
Mudooyinkan dambe Maamulka Galmudug ayaa ku howlanaa dhismaha Golaha deegaanka ee degmada Hobyo ee Gobolka Mudug. Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug Oo u ka mid...

9 Qof oo horleh ayaa laga helay caabuqa Covid19 sida ay xajiisay Wasaarada caafimaadka...

0
War-saxaafadeed Coronavirus (COVID-19) •Maanta oo ay taariikhdu tahay 10/04/2020, waxaan xaqiijinaynaa inay soo kordheen 9 xaaladood oo cusub oo laga helay cudurka Corona. Dadkaan ayaa dhamaantood...

Dowladda Soomaaliya oo dalka ku soo celisay muwaadiniin ku xanib naa Sucuudiga……………………………………

0
Diyaarada Daallo oo sida 132 Mawaadiniin Soomaali ah oo muda ku xayirnaa dalka Sacuudi Carabiya ayaa caawa ka soo degtay garoonka diyaaradaha Aadan...

Dowladda oo gurmad deg deg ah u direysa deegaanka Bacaadweyne ee Gobolka Mudug………………………

0
Wasiirka Gar gaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Saciid Xamsa ayaa ka warbixiya gurmad deg deg ah oo ay dowladda...

Kiis horleh oo Caabuqa Karoona ayaa laga helay Muwaadin Soomaali ah Gudaha Muqdisho……

0
Wasaaradda Caafimaadka Dalka: War-Cusub oo Corona Waxaa soo kordhay xaaladii 8aad oo xanuunka COVID-19 lagu xaqiijiyey. Waa muwaadin Soomaaliyeed oo lab ah, da’diisuna tahay...

Dowladda Soomaaliya oo Maanta Agab Caafimaad gaarsiisay Baydhab.,………………………………………………………

0
Wafdi ka socda xukuumada soomaaliya gaar ahaan gudiga Qaran ee arrimaha isku duba ridka Covid-19 ayaa gaarey magaalada baydhabo halkaasi oo ay gaarsiiyeen qalab...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka tacsiyeeyay geerida Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Nuur Cadde

0
Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka tacsiyeeyay geeridii ku timid Allaha u naxariistee  Ra’iisul Wasaarihii...

Shirkii Wadatashiga Hindise Sharciyeedka Korontada Dalka oo Muqdisho lugu soo Gaba-gabeeyay

0
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Fowsiyo Maxamed Sheekh ayaa soo xertay shirkii wadAtashiga hindise sharciyeedka koronta oo maalmahaan la...

Qiimaha Qudaarta ee Magaalada Jowhar ayaa laga Dareemayaa sara ukac uu Sababteeda leeyahay Covid19………………………………………….

0
Ganacsatada iibisa qudaarta qeybaha kala duwan iyo Beeraleyda tacabta ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa ka cabanaya saameynta uu ku yeeshay Covid-19...

XOGTA-MAANTA

Wasaaradda Caafimaadka Oo Sheybaaro Cusub Ka Hirgelisay Maamulada Koonfur Galbeed iyo Jubbaland

0
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxa ay sheybaaro cusub oo lagu baaro caabuqa COVID-19 (GeneXpert) ka hirgelisay Maamul Goboleedyada...

Madaxweynaha Galmudug oo ku wajahan Guriceel

0
Taliyaha Booliska Galmudug Janeral Bashiir Abshir Geedi iyo Wafdi uu Hoggaaminaayo ayaa gaaray Magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud, kuwasi oo hordhac u ah Maxadweynaha...

Wasaaradda Waxbarashada Galmdug oo agab waxbarasho ugu deeqday dugsiyo hoostaga Hobyo

0
Maamulka Wasaaradda Waxbarashada Galmdug ayaa markii ugu horeysay qalab waxbarasho geysay deegaanka Toore oo Ka tirsan Degmada Hobyo ka dib markii halkaasi laga hirgaliyay ...