Wasaaradda Waxbarashada Galmdug oo agab waxbarasho ugu deeqday dugsiyo hoostaga Hobyo

0
Maamulka Wasaaradda Waxbarashada Galmdug ayaa markii ugu horeysay qalab waxbarasho geysay deegaanka Toore oo Ka tirsan Degmada Hobyo ka dib markii halkaasi laga hirgaliyay ...

Xoghayaha Joogtada Ah Ee Xafiiska R/Wasaaraha iyo Agaasimayaasha Guud Oo Ka Shiray Hannaanka Shaqo...

0
Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaarah, Dr. Axmednuur Maxamed Cabdi ayaa guddoomiyay shirka agaasimayaasha guud ee wasaaradaha oo maanta looga hadlay in doorashooyinka...

Xukuumadda Oo Dib u Fureysa Duullimaadyada Gudaha Dalka

0
Shir golaha Wasiirradu maanta ay yeesheen oo uu Guddoomiyay Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare ku-xigeen, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa lagu ogolaaday...

Madaxweynaha Galmudug iyo wafdi uu hogaaminayo oo lagu soo dhaweeyay Degmada Balanbal

0
Madaxweynaha Galmudug iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Degmada Balanbal ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa halkaas si diiran ugu soo dhaweeyay xubno ka tirsan...

R/wasaaraha Talyaaniga oo Telefoonka ugu soo hambalyeeyey Madaxweynaha JFS 60-xoriyadda

0
Ra’iisul Wasaaraha Wadanka Talyaaniga Mudane Giuseppe Conte oo xiriir dhanka telefoonka ah lasoo sameeyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu...

Shirkii Wadatashiga Hindise Sharciyeedka Korontada Dalka oo Muqdisho lugu soo Gaba-gabeeyay

0
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Fowsiyo Maxamed Sheekh ayaa soo xertay shirkii wadAtashiga hindise sharciyeedka koronta oo maalmahaan la...

Banaanbax Muqdisho ka dhacay

0
Qaar kamid ah Naafada Kusugan Muqdisho ayaa Banaambax kadhigay Meel aan sidaasi uga Fogeyn Xarunta Dambi Baarista Sii Eydhiida ee Magaaalada Muqdisho. Banaanbaxayaasha ayaa dalbanayay...

Shirkii dib u heshiisiinta ee Galdogob ka socday oo heshiis muhiim ah lagu gaaray

0
Ka shir maalmo uga socday degmada Galdogob beelaha wada dega galbeedka gobolka Mudug ayay heshiis ku wada gaareen labada dhinac. Heshiiska waxaa kamid ah...

Madaxweynaha Puntland oo shir Gudoomiyay Shirka Golaha Wassiirada Maamulkaasi

0
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada ee Dowladda Puntland oo ku qabsoomay Aalada maqalka iyo muuqaalka la isaga...

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya oo ka hadlay Xaalada Dalkaasi

0
Ra'iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa shacabka Itooobiya ugu baaqay in xasilooni ay muujinayaan isla markaana ciidammada ay kala shaqeeyaan sidii loo sugi lahaa...

XOGTA-MAANTA

Wasaaradda Caafimaadka Oo Sheybaaro Cusub Ka Hirgelisay Maamulada Koonfur Galbeed iyo Jubbaland

0
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxa ay sheybaaro cusub oo lagu baaro caabuqa COVID-19 (GeneXpert) ka hirgelisay Maamul Goboleedyada...

Madaxweynaha Galmudug oo ku wajahan Guriceel

0
Taliyaha Booliska Galmudug Janeral Bashiir Abshir Geedi iyo Wafdi uu Hoggaaminaayo ayaa gaaray Magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud, kuwasi oo hordhac u ah Maxadweynaha...

Wasaaradda Waxbarashada Galmdug oo agab waxbarasho ugu deeqday dugsiyo hoostaga Hobyo

0
Maamulka Wasaaradda Waxbarashada Galmdug ayaa markii ugu horeysay qalab waxbarasho geysay deegaanka Toore oo Ka tirsan Degmada Hobyo ka dib markii halkaasi laga hirgaliyay ...