Wednesday, October 27, 2021

Maamulka Jubbaland oo daah-furay mashruuc lagu yareynayo isticmaalka Dhuxusha

0
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda deegaanka iyo dalxiiska Dowlad Gobaleedka Jubbaland Saynab Rashiid Cige, ayaaa maanta furtay Mashruuca yareynta isticmaalka Dhuxusha iyo helidda Tamar kale. Waxaana...

Ra’iisal wasaaraha JFS oo Xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobay

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ergayga gaarka ah ee hay’adda UNHCR u qaabilsan Geeska Afrika Danjire...

Guddoomiyaha Gobolka Bari oo shir guddoomiyey kulanka amniga Gobolka Bari

0
Guddoomiyaha Gobolka Bari Cabdisamad Yuusuf Maxamed Abwaan, ayaa shir guddoomiyey shirka amniga Gobolka Bari ee toddobaadlaha ah. Shirka ayaa toddobaadkan waxaa looga hadlay xoojinta...

Madaxweyne Lafta gareen oo qaabilay Wakiilo kasocda Beesha Caalamka oo uu kala hadlay Arrimo...

0
  Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka kulan kula qaatay Wakiilka Xoghayaha guud Qaramada Midoobey ee...

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa Daahfuray Adeeg Dadejinta Dowladaha Hoose ee Jubaland

0
Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa daah furay hanaanka Adeeg daadejinta Dowlada Hoose oo ay hirgalinayso Wasaaradda Arimaha Gudaha Federaalaynta iyo Dib u heshiisinta...

Madaxweynaha Jubaland oo daahfuray Kullan Wadareedka Dardargelinta Hiigsiga Xukuumada

0
Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa daahfuray kulanka wadareedka dardar galinta hiigsiga Xukuumada oo lagu dardar galinayo shaqooyinka Wasaaradaha Dowlada. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in shaqooyinka...

Madaxweyne Lafta gareen oo ka Qeybgalay dhaarinta Guddigii Adeegga Garsoorka ee Dhawaan uu Magacaabay

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa ka qeyb-galay Munaasabad lagu dhaarinayey Gudiga Adeega Garsoorka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ee dhowaan...

Maxkamadda ICJ oo go’aan Ka gaari doonta kiiska Badda Soomaaliyeed

0
Waxaa Magaalada Hagua ee dalka Holand ka socota dhageysiga Go’aanka Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ee dacwadda Baddeena ee Kenya nagu heesato. Soomaaliya waxaa uga...

Guddiyadda Doorashooyinka oo la kulmay qaar ka mid ah haweenka Galmudug.

0
Guddiga Doorashada Galmudug oo uu hogaaminayo Gudoomiye Mohamed Dahir Guled iyo Guddiga FEIT oo uu metelayey Cabdicasiis Cabdirahman ayaa la kulmay haweenka iyo qaar...

(warbixin) Maalinta Calanka Soomaaliyeed 12-ka Oktoobar

0
Maanta oo ah 12-ka Oktoobar waxay ku beeggan tahay sannad guuraddii 67-aad ee ka soo wareegtay maalintii ugu horaysay ee la isku raacay soo...