Horyaalka Premier League Oo Lagu Soo Kordhin Doono Seddex Sharci Oo Cusub Xilli Ciyaareedka...

0
Horyaalka Premier League waxaa lagu soo kordhin doonaa sharciyo cusub xilli ciyaareedka soo socda ka dib markii guddiga dejiya sharciyada kubada cagta dunida ay...

Paul Scholes oo shaaca ka qaaday kooxda kaliya ee u muujisay xiiso dhab ah...

0
Halyeeyga reer England iyo kooxda kubadda cagta Manchester United ee Paul Scholes ayaa shaaca ka qaaday in Inter Milan ay tahay naadiga kaliya ee...

Barcelona & Man City Oo Qarka U Saaran Inay Isweydaarsadaan Labo Xiddig Oo Isku...

0
Suuqa kala iibsiga ee xagaagan waxaa u badnaan doona heshiisyo ciyaartoy la is weydaarsanayo madaama kooxaha ay lacag badan qasaareen sababo la xiriira caabuqa...

Pogba oo ka yaabsaday Real Madrid iyo Zidane kaddib go’aan cajiib oo uu gaaray………………………………………

0
Xiddiga kooxda Manchester United ee Paul Pogba ayaa doorbidaya inuu ku laabto Juventus halkii uu u dhaqaaqi lahaa Real Madrid inta lagu jiro suuqa...

Maxay Tahay Daawada Faviparivir Ee Ay Shiinaha U Isticmaalayaan Daweynta Coronavirus? Iyo Dal Yurub...

0
Caabuqa Corona ayaa dhibaato weyn ku yahay dunida iyadoo aan weli wax daawo ah loo helin. Dadka qaar sida madaxweynaha Mareykanka Donald Trump waxa...

Rio Ferdinand Mise Wayne Rooney? – Marcus Rashford Oo La Weydiiyey Xiddigii Uu Ka...

0
Weeraryahanka da’da yar ee Marcus Rashford ayaa magacaabay xiddigii Manchester United ee uu xiisayn jiray qaab ciyaareedkiisa waqtigii uu carruurta ahaa, waxaana uu si...

PSG Oo Ka Caawinaysa Real Madrid Inay Hesho Xiddigeeda Kylian Mbappe – Sidee Ayay...

0
Kooxda reer France ee PSG ayaa qaadday tallaabo ay xiddiga ugu muhiimsan ciyaartoygeeda ee Kylian Mbappe ugu riixayso inuu iskaga tago xagaagan ama badhtamaha...

Chelsea oo qorsheeneysa inay soo qaadato mid ka mid ah xiddigaha ugu muhiimsan Leicester...

0
Maamulka kooxda Chelsea ayaa lagu soo waramayaa inay xiiseynayaan mid ka mid ah xiddigaha ugu muhiimsan naadiga Leicester City, si ay u soo qaataan...

Kooxaha Premier League Oo La Siinayo Malaayiin Lacag Ah Xilli Horyaalku Hakad Ku Jiro…………………………….

0
Kooxaha Premier League ayaa horumaris ahaan loo siin doonaa lacago malaayiin ah oo ay ku yareeyaan dhibaatada dhaqaale ee uu ku keenay xanuunka Coronavirus...

6 Agaasime Oo Xalay Saqdii Dhexe Iska Casilay Xilalkii Ay Ka Hayeen Barcelona Xilli...

0
Khilaafka ka dhex jira maamulka sare ee Barcelona ayaa cirka isku sii shareeray, waxaana xalay saqdii dhexe hal mar is wada casilay lix agaasime...

XOGTA-MAANTA

Ra’isulwasaare Kheyre oo la kulmay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya

0
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Mudane Hassan Ali Khaire ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka midawga Yurub ee Soomaaliya Nicolas Berlanga. kullanka ayaa mas'uuliyiintan ayaa wax yaabaha looga...

Kullan u dhaxeeyay Wasaarada Maaliya iyo kuwa Maamul Goboleedyada oo ka qabsoomay Muqdisho

0
Kullan ay ka qeyb galeen Wasiirada Maaliyada Dowlad Goboleedyada iyo Wasiirka Maaliyada Xukuuumada Federalka ah ee Soomaali iyo Maamulka Gobolka Banaadir. Shirka aya waxaa looga...

Soomaaliland oo ka hadashay Dagaal ka dhacay Gobolka Sool.

0
Guddoomiyaha Gobolka Sool, ee Soomaaliland Cabdiqani Maxamuud Jiidhe ayaa ka hadalay Dagaal labo maleeshiyeed ku dhexmarayay degaanka Horufadhi ee Gobolka Sool, Waxaana uu sheegay...