Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada JFS oo Shaqaalaha Soomaaliyeed ugu hambalyeysay Ciidul Adxaa

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya , oo umadda Soomaaliyeed waxay ugu hambalyeenaysa munaasabadda Ciidul Adhxaa.
Wasaaradda ayaa shaacisay in Dhamaan Shaqaalaha Dowladda iyo kuwa gaarka ah ay fasax yihiin Seddex maalmood oo ka bilaawaneysa maalinta Talaadada ah oo noqoneyso maalinta kowaad ee Ciidul Adxaa.
Wasaaradda ayaa Shaqaalaha Soomaaliyeed u rajeysay inay farxad kula ciidaan qoysaskooda.