Ra’isulwasaare Kheyre oo la kulmay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Mudane Hassan Ali Khaire ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka midawga Yurub ee Soomaaliya Nicolas Berlanga.

kullanka ayaa mas’uuliyiintan ayaa wax yaabaha looga hadlay Waxaa kamid ah qabsoomidda doorashada heer qaran,xili dalka lagu wado in Dooro ay dhacdo, dibu-u-habeynta amniga,Dalka iyo dhammeystirka qorshaha deyn cafinta dalka oo meel wanaagsan maraya.