RW Kheyre oo Dalka Qadar kula kulmay Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalkaasi.

0
11

Mudane Xassan Cali kheyre Ra’iisul wasaarada Xukuumada Federaka Soomaaliya oo kullan gaar ah la qaatay Ra’iisul wasaare kuxigeenka Dalka Qadar Mohammed bin Abdulrahman bin Jassim Al Thani.

Kullan dhexmaray mas’uuliyiintan ayaa waxyaabaha looga hadlay waxaa kamid ah xoojinta xiriirka labada dal ee Soomaaliya iyo Qadar, iskaadhiga dhaqaalaha labada dhinac iyo guud ahaan aminga.

Ra’iisul Wasaare Xassan Cali kheyre ayaa sheegay in ay sharaf wey u tahay la kullanka Ra’iisul wasaare kuxigeenka Dalka Qadar ahna Wasiirka Arrimaha Dibada Dalka Qadar Sheikh Mohammed bin Abdulrahman.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here