Ra’uusul Wasaare kuxigeenka dalka Saldhigyo Boolis iyo goobe kale.

0
11

Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed Qadar oo ay wehliyaan Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Finish) iyo Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta si wadajir ah xariga uga jaray Xarumaha Wasaaradaha Ganacsiga, Boostada, Xabsiga Dhexe, iyo Degmoyinka Xamar Jajab iyoYaaqshiid oo dhamaantood dib u dhisbiyo dayactir lagu sameeyey.

Toddobaadka xorriyadda ee 60 guurada, waxaa ay Dowladda ku fulisay dib u dhiska xarumo muhiim u ahaa adeegyada qaranka.

Isku-tashi ay door muuqda ka qaateen Shaqaalaha Rayidka Soomaaliyeed ayaa ka mira-dhaliyay Ololihii uu ku baaqay Madaxweyne Madaxweyne Maxamed Cabdulahi Farmaajo ee dib u dhiska Dalka oo xarumo badan oo lagu dhisay dhowaan Madaxweyne Farmaajo uu xariga ka jaray.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here