Qarax ka dhacay goordhow Muqdisho.

0
10

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya raxa ka dhacay Degmada warta-nabada ee Gobolka banaadir.

Qaraxan ayaana la sheegay inuu ka dhacay isgoyska Cali Kamiin laguna qariyay Meel qashin qub ah oo ka agdhow Garoonka Ku bada Cagta ee Stadio-Muqdisho, rarka Waxa ay sheegayaan inuusan jir qasaare soo gaaray dadka halkaasi ka agdhowaa.

Wxaa maanta ka dhacaysa cayaarta itaan ah Garoonka Stadio Muqdisho taasi oo lagu wado furitaankeeda inuu ka qeyb gallo Madaxweynaha Jumhuuriya Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulahi Farmaajo iyo Mas’uuliyiin ka tirsan Xukuumada Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here