kulanka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo furmay.

0
11
Waxaa Goordhaw furmay kulanka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
Kulanka Golaha Shacabkawaxaa shir guddoominaaya guddoomiyaha Golaha Shacabka mudane Mohamed Mursal Shiekh Abdirahmaan.
Kulanka ayaa ku furmay 150 Xildhibaan, Agendayaasha kulanka xildhibaanada ay ka doodayaan ayaa kala ah; Akhrinta 1aad Xeerka Hay’adaha Aan Dawliga ahayn iyo Sii wadida Xeerka Astaynta Kuraasta Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federalka Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here