Maxkamada Ciidamada qalabka sidda ayaa maanta u fariisatey 3 eedaysane kuwaas Oo Lagu soo eedeeyey iney qayb ka ahaayeen dagaal Beeleedyo ka dhacey Gobolka Hiiraan.

0
14

Maxkamada Ciidamada qalabka sidda ayaa maanta u fariisatey 3 eedaysane kuwaas Oo Lagu soo eedeeyey iney qayb ka ahaayeen dagaal Beeleedyo ka dhacey Gobolka Hiiraan.

Maxamed amiin Cabdulle Gudoomiyaha maxkamada qalabka sida qaybta 27 aad Ayaa goobta ka sheegay eedaha lagu soo eedeyey eedeysanayaasha.

Xeer ilaaliye ku xigeenka Maxkmada ciidamadda qalabka sidda Gashaanlle Maxamed Cabdiqaadir Ayaa sheegey in la marsiiyo ciqaabta ay mudan yihiin ragan lasoo eedeeyey

Arintaan ayaa kusoo aadeysa xili dhawaan Taliyaha Ciidamadda xooga dalka Oo degmada guriceel ee gobolka galgaduud tagey uu sheegey in sharciga la horkeeni doono
Askar ka qayb qaadatey Dagaal beeleedyo dalka ka dhacey.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here