Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Dastuurka Xukuumada Federaalka Soomaaliya Xuseen Cabdi Cilmi oo Kamid ahaa……

Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Dastuurka Xukuumada Federaalka Soomaaliya Xuseen Cabdi Cilmi oo Kamid ahaa Gudigii Farsamada ee Matalayay Dowlada Soomaaliya ee shirkii wada
hadalka Madaxda Soomaalida Koonfureed iyo Kuwa Waqooyi ee kadhacay Magaalada Jabuuti ee Dalka Jabuuti ayaa sheegay Xili uu lahadlayay Warbaahinta Qaranka in Shirkaasi
ujeedadiisu aanu aheyn in looga wada hadlo midnimada iyo Gooni isu taaga labada dhinac ay kala doonayeen balse looga hadlay dhaqaajinta heshiisyo kale oo is afgarad .
Markale ayaa loo balan sanyahay in dib leysugu laabto dalkaasi jabuuti si loosii ambo qaado heshiisyada is afagrad ee dhinacyadii shiray.