Wasiirka Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska XFS oo ka qeyb galay Shirka Wasiirada Dalxiiska ee dowladaha Carabta “Sawirro”

0
23

“Wasiirka warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa ka qeyb galay shir wasiirada dalxiiska dowladaha carabta maanta ay ku yeesheen habka muuqaalka Internet ka.

Shirkaan ayaa Wasiirka warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska XFS waxaa ku wehlisay Agaasimaha dalxiiska Wasaaradda Farxiyo Samaan, waxaana looga hadlay saameynta cudurka Covid-19 uu ku yeeshay dalxiiska iyo qaabka looga soo kabanayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here