Kusoo dhowow Barnamijka Kaaha Nolosha oo ah Barnamij Todobaadla ah oo kabaxa {MEDIA Ink} oo aad Kadhageystaan CITY FM.

Dhageystayaal Kusoo Dhwaada Qeybtii Sedexaad ee Barnaamijka Kaaha Nolosha oo ah Barnamij todobaadle ah oo kabaxa raadiyaha Cityfm isla Markaasina ay Soo diyaariso MEDIA Ink, Barnaamijka Waxaa diirada lagu saara Arimaha Bini’aadanimada Sinaanta Dadka iyo Kawacyigelinta Bulshada Arimaha Laxiriiraa Fuquuqa yaska iyo Jahliga.

Todobaadkan Waxaa uu Barnaamijka kahadlayaa Saameynta Covid19 waxaana Barnaamijka uu Kusiinayaaa Fursad aad Aragtidaad kudhiibato insha Allaah.

halkan kadhageyso.