Xaaladihii Ugu dambeyay ee Covid19 ka Soomaaliya wax ka ogow…..

0
27

Xogtii u dambaysay ee xanuunka Covid-19 Soomaaliya.

Guud ahaan dadka laga helay waa 80, kuwaasi oo 90% ay yihiin Muqdishu. Dadka laga helay da’da ugu badan waa inta u dhaxaysa 20 Ilaa 40 sano. 70 ka mid ah dadka laga helay waa rag, 10 waa dumar.
Xogtan waxaa bixisay Wasaaradda Caafimaadka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here